Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo Gaadiid Ciidan ku wareejisay Booliiska Soomaaliya (Sawirro)

Wasiiru Dowlaha Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo taliyaha booliiska ayaa ka qeyb galay munaasabad safaaradda Talyaanigu ku Wareejisay gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada booliiska JFS. Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin oo ka hadlay munaasabadda ayaa uga mahadceliyay dowladda Talyaaniga taageerada hagar la’aaneed ay siiso ciidanka booliiska Soomaaliya. Waxa uuna sheegay taliyaha in gaadiidkan … Continue reading Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo Gaadiid Ciidan ku wareejisay Booliiska Soomaaliya (Sawirro)